
Haddii Eebe idmo waxaa maalinta Sabtida bishuna tahay 09/05/2009
Lagu caleemo saari doonaa deegaanka Maygaagta Suldaan Mahad Caraj
Oo ku biiri doona Salaantiida dhaqanka ee beelaha Somaliland.
Munaasibada Caleemo saarka Suldaanka oo ah mid si weyn looga soo shaqeeyey
Ayaa lagu wadaa in ay bilaabanto Goor hore oo maalinimada Sababtida ah
Waxaana la qorsheeyey in Suldaanka loo soo gelbin doonaa Magaalada Hargeisa
Iyada oo lag soo gelbin doono degaanka Maygaagta oo ay ka dhici doonto caano shubka
Suldaanku hadaba dadweynaha rer hargeisa iyo cid kastoo danaynaysa in ay ka qabygasho xaflada Caleemo saarka sidaas hawla socdaan.
Allaa Mahadle Leh
By:-
Mohamed Abdi Jama
