Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jahliyada Somaliland iyo cid kasta oo danaynaysa Ciyaaraha Somaliland



Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jahliyada Somaliland iyo cid kasta oo danaynaysa Ciyaaraha Somaliland Gaar ahaan tartamada orodada in aad ka heli karto Cajaladii tartanka Orodka Gabiley 2008 oo DVD ah Edmonton Alberta Canada Kaid Askar iyo Hasan askar Kaid 780 863 9270 Hasan 780 708 4599 Email:orodkagabiley@hotmail.com Cajaladaasi oo si aad uheersaraysa loo soo habeeyay kuna tabaruceen qabashada orodkaasi jahliyada reer Somaliland ee wadanka Canada. Hadaba waxaa muhiim ah in cidkasta oo danaynaysa daawashada cajaladaasi iyo ka qayb qaadashada horumarka ciyaaraha fudud ee Somaliland iyo gaar ahaanba Gobolka Gabiley inay la xidhiidhaan telephonada aan kor ku xusnay. Wabilaahi tawfiiq