ka faai'dayso ..................ka faai'dayso.............

ka faai'dayso..... ka faai'dayso



1.Noloshu waa imtixaan

2.Islaamku Waa Nolol & Naxariis

3.Salaadu Waa Nuur

4.Soonku Waa Gaashaan

5.Zekada Waa Xijaab

6.Xajku Waa Dambi Dhaaf

7. Sadaqadu Waa Kayd.

8.Aakhiro Waa Lama Huraan.

9.Qabrigu Waa Bankiga Camalka

10.Adduunyadu Waa Dhalanteed

11.Mar Walba ALLAH Raaali Gali

12. Waxaad Heli Liibaan Adduun Iyo Mid Aakhiro.

13.Kusali Nabigeena MUHAMED C.S.W.

u Dir maqaalkan Oo Xasuusi Walaalahaagaa Kale Ee Muslimiinta ah

masha Allah

Samira (Sacdiya) Amiin